Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsWilaayada Jubbada Dhexe oo Ka Hadashey Dabkii Ka Kacay Suuqa Saakow. .

Wilaayada Jubbada Dhexe oo Ka Hadashey Dabkii Ka Kacay Suuqa Saakow. [Dhagayso].

Waaliga Wilaayada Islaamiga Jubbada Dhexe Sheekh Cali Darwiish, ayaa ka hadlay dabkii dhawaan ka kacay suuqa weyn ee magaalada Saakow, kaasoo basbeeliyay xarumo ganacsi.

Waaliga wuxuu ka tacsiyeeyay dadka ku dhintay dabka, isagoo sidoo kale sabarsiin u diray dadka muslimiinta ah ee ku hanti beeley dabka.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.