Monday, June 30, 2025
HomeAll NewsWilaayada Sh/Hoose oo Dowro usoo Xirtay Macallimiin Udhashay Beesha Garre.

Wilaayada Sh/Hoose oo Dowro usoo Xirtay Macallimiin Udhashay Beesha Garre. [Warbixin]

Dowradan loosoo xiray macallimiinta beesha Garre qeybteeda degna gobolka Sh/Hoose, ayaa socotay muddo lix bilood ah, waxayna ku qaateen duruus kala duwan.

Munaasabad geba gabagabo u ahayd dowradan oo ay kasoo qeybgaleen marti sharaf kala duwan, ayaa ka dhacday degaanka Kuunyo Barrow ee gobolka Sh/Hoose, waxaana warbixintan inooga diyaariyay Wariyaheyna Mubaarak Cumar oo ka qeyb galay.

Halkaan Ka Degso Warbixinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.