Tuesday, July 1, 2025
HomeAll NewsXaalad Hubanti La'aan ah oo ka Taagan Magaalada Moqokori ee Gobalka Hiiraan.

Xaalad Hubanti La’aan ah oo ka Taagan Magaalada Moqokori ee Gobalka Hiiraan.

Xaalad Qoob-gariir ah ayaa ka taagan magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan, kadib markii ay ciidamada Dowladda Fedaraalka ee halkaasi ku sugan ay cabsi xooggan soo foodsaartay.

Jahawareer xooggan ayaa soo wajahay ciidamada Dowladda Fedaraalka iyo maleeshiyaadka taabacsan ee ku sugan magaalada.

Halkaan ka Degso Warka Moqokori

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.