Tan iyo wixii ka dambeeyay duullaankii uu maamulka gumeysiga Yahuudda ku qaaday Marinka Qazza, waxaa isa soo tarayay askarta katirsan Sahaayinada ee xaaladaha nafsiga ah ka qaaday duullaankaas islamarkaana nafta is dhaafinaya.
Warbixinno la daabacay ayaa shaaca ka qaadaya, in xaaladaha isdilka ee ka dex jira ciidanka gumeysiga Yahuudda ay daaha ka feydeen, burburka uu Kayaanka Suhyuuniga ah ka dhaxday duullaankiisa Qazza.
Halkaan ka Degso Warbixinta Xaaladaha Isdilka ee Ciidanka Yahuudda