Deegaanka Bariire ee gobalka Sh-hoose oo ay dhawaan isaga carareen askarta Dowladda Fedaraalka ayay xaaladiisu dagan tahay maalinkii 4aad oo xiriir ah, halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Waxaa si habsami leh ku kala socda howlaha uu maamulka islaamiga ah u hayo bulshada deegaanka, iyadoo ay dadku dareemayaan amni lagu helay ku dhaqanka Shareecada Islaamka, sida uu warbixintaan inoogu soo diray wariyaheenna Cabdullaahi Soomaali oo ku sugan Bariire.
Halkaan ka Degso Warbixinta Bariire