Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsXaaladda Deegaanka Aboorreey oo Dagan iyo Al-Shabaab oo Wali Halkaasi Sugan.

Xaaladda Deegaanka Aboorreey oo Dagan iyo Al-Shabaab oo Wali Halkaasi Sugan.[DHAGEYSO]

Xaaladda Deegaanka Aboorrey ee gobolka Hiiraan ayaa degan, iyadoo ay gacanta ku hayaan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Sidoo kale Mid kamid ah odayaasha taabacsan Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay in askartooda uu khasaare culus kasoo gaaray dagaallada Aboorreey, ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaabna aan laga saari karin halkii ay qabsadaan.

Halkaan ka Degso Warka Aboorrey

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.