Wednesday, July 16, 2025
HomeAll NewsXaalado Adag oo Dhanka Nolosha ah oo ay Wajahayaan Qaar Kamid ah...

Xaalado Adag oo Dhanka Nolosha ah oo ay Wajahayaan Qaar Kamid ah Dadka ku Nool Yeman.[WARBIXIN]

Dalka Yeman oo kamid ah dhulka Jaziiratul Carab islamarkaana ay ka socdaan dagaallo ayaa waxaa laga soo sheegayaa xaalado adag oo ay wajahayaan dadka Muslimiinta ah ee ku dhaqan qeybo kamid ah dalkaas.

Dalkaan oo ay duullaan wadajir ah kusoo qaadeen qaar kamid ah dowladaha reer-galbeedka ee uu Mareykanka ugu horreeyo iyo isbaheysiga Carbeed ee ay horboodayaan Sucuudiga iyo Imaaraatka, ayaa waxaa muddo sanado ah ka taagan xaalado dhanka nolosha ah, kuwaas oo ay bulshadu ka dhaxleen duullaanadaas gardarrada ah.

Halkaan ka Degso Warbixinta Yeman

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.