Tuesday, June 24, 2025
HomeAll NewsXaalado Adag oo Laga Soo Sheegayo Deegaanno Katirsan Gobalka Sanaag.

Xaalado Adag oo Laga Soo Sheegayo Deegaanno Katirsan Gobalka Sanaag.

Deegaan hoostaga degmada Ceel-Afweyn oo katirsan gobalka Sanaag ayaa laga soo sheegayaa xaalado adag oo dhanka nolosha ah, kuwaas oo saameyn ku yeeshay bulshada ku dhaqan halkaas.

Deegaanka oo ay ku dhufatay abaar aad udaran ayaa waxa ay saameyn ku yeelatay qeybaha kala duwan ee bulshada, taas oo ay usii dheer tahay xaalado adag oo dhanka nolosha ah oo ay dadku dareemayaan.

Halkaan ka Degso Warka Sanaag

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.