Thursday, June 5, 2025
HomeAll NewsXaflad loo Qabtay in ka Badan 10 Arday oo Qur'aanka Kariimka ah...

Xaflad loo Qabtay in ka Badan 10 Arday oo Qur’aanka Kariimka ah Bartay oo ka Dhacday Bakool.

Munaasabaddan oo ahayd mid ay kasoo qeybgaleen marti sharaf kala duwan oo isugu jira mas’uuliyiin, waxgrad iyo waalidiin, ayaa ka dhacday degaanka Dhanaawe oo kamid ah degaanada hoostaga degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool.

Xafladdan qalinjabinta ah ayaa waxaa loo qabtay 11 arday oo ka kooban wiilal iyo gabdho, waxaana goobta ka hadlay waxgarad iyo waalidiin.

Halkaan ka Degso Warka Ardayda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.