Wilaayada Islaamiga ee Shabeellaha Hoose ayaa soo gebegebeysay xamlada Wa Xarridil Mu’miniin, taasoo ka fushey deegaanno iyo degmooyin katirsan wilaayada, dadkana loogu baraarujinayay iney ka qeybglaaan Jihaadka.
Culimada diinta Islaamka ayaa gaaray deegaanno iyo degmooyin, waxaana goobaha isku imaatinnada ah ay kula hadlaan bulshada, iyagoo nadawaad cilmi ah ku qabtay masaajidda.