Maalmihii lasoo dhaafay waxaa degmooyin iyo deegaanno katirsan gobalka Jubada-hoose ka socday xamlo ballaaran oo dacawi ah, taas oo lagu baraarujinayay qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana olalahaan hormuud ka ahaa culimada, odayaasha dhaqanka, iyo abwaannada.
Waxaa lasoo gabagabeeyay xamladaas, wariye Cali Aadan ayaana warbixintaan inooga diyaariyay.