Xamse Cabdi Barre oo ah Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu siyaasiyiinta mucaaradka ee kasoo horjeeda hannaanka uu ku wax ku wado Xasan Sheekh ku eedeeyay, iney ushaqeynayaan islamarkaana daba-dhilifyo uyihiin dowladaha Shisheeye.