Saturday, April 12, 2025
HomeAll NewsXanuun Ka Dillaacay Xerada Ifo oo ay u Dhinteen Dadka Qaar.

Xanuun Ka Dillaacay Xerada Ifo oo ay u Dhinteen Dadka Qaar.


Xanuunka Kaduudiyaha oo maalmihii lasoo dhaafay fara ba’an ku hayay xeryaha xaqootiga ee ku yaalla dhulka ay gumeysato Kenya, ayaa waxaa lasoo warinayaa iney u dhinteen tiro dad ah, halka ay la jiifaan kuwa kale.

Qaar kamid ah dadka ku nool xeryahaas ayaa waxa ay ka warbixiyeen, dhibaatada ay wajahayaan ee ku aaddan cudurkaas.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.