Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsXarakada Al-Shabaab oo Heshiis Dhex-dhigay Qabaa'il ku Dagaallamay Gedo. .

Xarakada Al-Shabaab oo Heshiis Dhex-dhigay Qabaa’il ku Dagaallamay Gedo. [Dhagayso].

Maamulka ku dhaqanka Shareecada Islaamka gobolka Gedo ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa ku guuleystay inuu soo afjaro colaad u dhexeysay saddex beelood oo walaalo ah, kuwaasoo ku dagaallamayay degmada Luuq ee gobolkaas.

Munaasabad ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen dhinacyada dagaallamay, masuuliyiinta ugu sareysa wilaayada Gedo iyo waxgarad kale ayaa ka dhacday gobolka, waxaana saddexda beelood ay qaateen sulxi iyo heshiis nabadeed.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.