Warsaxaafadeed kasoo baxay hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu xaqiijiyay, in duqeyn ka dhacday duleedka deegaanka Kuunyo-Barrow ee gobalka Sh-hoose uu Mareykanku ku dilay Sheekh Maxamad Mire Jaamac oo ahaa Waaligii Wilaayaatka Islaamiga ah ee Soomaaliya.
Bayaanka ayaa umadda Muslimka ah looga tacsiyeeyay istish-haadka hogaamiyahaan rug cadaaga ah ee muddo 40 sano ah ku jiray, halka ka dhanka ah Shisheeyaha kusoo duulay dalka iyo maamullada ay dalka ka dhisteen.
Sheekh Maxamed ayaa sidoo kale kaalin weyn iyo dowr muuqa ku lahaa dacwada iyo majaadka kale ee arrimaha bulshada.