Saturday, June 14, 2025
HomeAll NewsXasan Cali Kheyrre oo Sheegay in Xasan Sheekh uu Dhibaatooyin Kala Duwan...

Xasan Cali Kheyrre oo Sheegay in Xasan Sheekh uu Dhibaatooyin Kala Duwan Ka Wado Dalka.

Xasan Cali Kheyrre oo ah Ra’iisal Wasaarihii hore ee Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, in dowladda uu hogaamiyo Xasan Sheekh ay abuurtay dhibaato saameyn ku yeelatay dadka.

Waxa uu tilmaamay in taasi ay sababtay in qoysas badan oo Soomaaliyeed ay dalka isaga barakacaan, kadib dhibaato dhaqaale iyo mid bulsho oo ay hormuud utahay Dowladda Fedaraalka.

Halkaan ka Degso Codka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.