Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsXasan Sheekh oo Booqday Dhaawacyada Askarii Lagu Naafeeyay Weeraradii Hiiraan.

Xasan Sheekh oo Booqday Dhaawacyada Askarii Lagu Naafeeyay Weeraradii Hiiraan.[DHAGEYSO]

Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ayaa isbitaallo ku yaalla magaalada Muqdisho ku booqday, askartii Dowladda iyo malleeshiyadii Macaawisleyda ee kusoo dhaawacmay Hiiraan iyo gobollo kale.

Xasan Sheekh ayaa dul istaagay askar ay soo gaareen dhaawacyo kala duwan, kuwaasoo aan qaarkood dalka gudihiisa lagu daaweynkarin una baahan in dibadda loo qaado.

Dhaawacyadan ayaa ku jira isbitaalka ciidanka Millateriga Dowladda Fedaraalka iyo kan lagu magacaabo Kalkaal, wuxuuna Xasan Sheekh ugu tegay igu sawir.

Halkaan ka Degso Warka Xasan Sheekh

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.