Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ayaa lagu eedeeyay inuu boobayo dhul ay leeyihiin dad shacab ah oo ku yaalla magaalada Muqdisho.
Dadkan oo ku nool xaafadda buulo Boocleey ee ku taalla agagaarka Miinsaanka dhuxusha ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay iney dhulkooda laga boobayo, islamarkaana ay uyimadeen shaqsiyaad katirsan Dowladda Fedaraalka kuwaasoo usheegay in Xasan Sheekh uu dhulkooda doonayo, ayna uga guuraan sedax maaalin.
Halkaan ka Degso Warka Dhulboobka