Cabdi-Xakiin Cabdullaahi Cammeey, oo ahaa madaxweyne kuxigeenkii hore ee maamulka labaxay Puntland, ayaa sheegay in Xasan Sheekh Maxmuud uu ka xunyahay Itoobiya, kana shaqeynayo sidii loo kala qeybin lahaa dalka Soomaaliya.
Wuxuu sidoo kale u gefay Camey diinta Islaamka, isagoo sheegay in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay dooneyso iney Soomaaliya ka hirgeliso diin aanu garaneynin waxay tahay sida uu hadalka u dhigay.
Halkaan ka Degso Warka Eedeynta