Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh iyo qaar kamid ah madaxda siyaasiyiinra mucaaradka ayaa waxaa maanta looga yeeray, xerada Xalane oo ah taliska ugu weyn ee ay Shisheeyuhu ku leeyihiin Soomaaliya.
Haddaba maxay sababta ay Shisheeyuhu Xasan Sheekh iyo madaxda siyaasiyiinta mucaaradka ah uga waceen Xalane? waxaan arrintaas ka wareysanay Injineer Idiris Xassan Faarax oo ah siyaasi Soomaaliyeed oo u dhuun daloola xaaladda dalka.