Sunday, June 15, 2025
HomeAll NewsXasan Sheekh oo Qiray in Shisheeyuhu ay Dalka ka Hirgalin La'yihiin Damacooda.

Xasan Sheekh oo Qiray in Shisheeyuhu ay Dalka ka Hirgalin La’yihiin Damacooda.

Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh ayaa shaaca ka qaaday, in Shisheeyaha kusoo duulay Soomaaliya ay ku guuldarreysteen iney dalka ka hirgaliyaan dowlad dimuquraadi ah oo ah tan ay iyagu rabeen.

Waxa uu intaas ku daray, in Shisheeyaha aysan dadaal uyareysan sidii ay uhirgalin lahaaayeen qorshahooda ayna wax waliba ku bixiyeen arrintaas, balse waxa uu xusay in iyagu ay ka gaabiyeen howlihii laga rabay oo ahaa iney dalka iyo kheyraadkiisaba ugacan galiyaan Shisheeyaha.

Waxa sidoo kale tilmaamay in mar waliba ay Shisheeyuhu walaac ka muujinayaan xaaladda hubanti la’aanta ah ee ay ku sugan tahay Dowladda Fedaraalka, xilli kastana ay ku wargaliyaan iney amnigeeda xasiliso, balse ay iyagu cabsi la noolyihiin.

Halkaan ka Degso Warka Xasan Sheekh

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.