Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxay dagaal saakay ay Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen, Xeryo ciidanka Dowladda Fedaraalku ku lahaayeen degaanka Sabiid ee hoostaga degmada Afgooye oo katirsan Sh/Dhexe.
Wararku waxay sheegayaan dagaalka ay ku gacan sarreeyaan ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab islamarkaana ay la wareegeen labadii xero ee la weeraray.
Hadaba faahfaahin ku aaddan halkan hoose ka dhegeyso.