Friday, April 25, 2025
HomeAll NewsXidhibaan Sheegay in Heshiiskii Shidaalka ee Turkiga ay Saxiixeen Iyagoo Aynaan Arkin...

Xidhibaan Sheegay in Heshiiskii Shidaalka ee Turkiga ay Saxiixeen Iyagoo Aynaan Arkin Qodobadiisa.

Xidhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay iney Heshiiskii shidaalka ee lala galay Turkiga Saxiixeen iyagoo aanan arkin, isagoo eedda fashilka haysta dusha kaga tuuray Aadam Madoobe oo ah Gudoomiyaha Baaralamaanka Fedaraalka.
Xildhibaan Fiyoore oo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay ineysan arag heshiiskii ku saabsanaa shidaalka Soomaaliya ee ay kala saxiixdeen Dowladda Fedaraalka iyo xukuumadda Ankara, markii Baaralaanka lamarsiinayayna ay gacmaha iska taageen oo kaliya.
Wuxuu sheegay iney suuragal tahay iney soo baxaan heshiisyo kale oo ay ka naxdo umadda Soomaaliyeed kuwaaso horay loo marsiiyay Baaralamaanka balse ahaa kuwo isku hoos jira, wuxuuna tosaale usoo qaatay hadal uu horay kaga dhawaajiyay wasiirkii gaashaandhiga ee xilka laga qaaday C/Qaadir Maxamad Nuur.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.