Saturday, May 24, 2025
HomeAll NewsXiisad Udhaxeysa Maamullada Puntland iyo SSC oo ka Taagan Woqooyi-bari ee Soomaaliya.

Xiisad Udhaxeysa Maamullada Puntland iyo SSC oo ka Taagan Woqooyi-bari ee Soomaaliya.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa deegaan lagu magacaabo Shaxda oo katirsan woqoyi-bari ee Soomaaliya soo buux dhaafiyay, ciidamo la sheegay iney katirsan yihiin maamulka la baxay SSC Khaatumo.

Ciidamada gaaray deegaanka ayaa waxa ay halkaasi ka sameeyeen dhaqdhaaqyo ciidan, waxa ayna taasi sababtay in xiisad ay soo kala dhexgasho maamullada la kala baxay Puntland iyo SSC Khaatumo.

Mid kamid ah taliyayaasha Boliska ee maamulka la baxay Puntland ayaa waxa uu sheegay in ciidankoodu ay dib ula wareegeen deegaanka Shaxda, halkaasna laga saaray ciidankii ka socday maamulka iyaga kasoo horjeeda.

Halkaan ka Degso Warka Xiisadda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.