Tuesday, June 24, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Boob Hantiyeed ku Eedeeyay Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka.

Xildhibaan Boob Hantiyeed ku Eedeeyay Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka.

Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa weerar afka ah ku qaaday gudoomiye ku xigeenka koobaad ee Baarlamaanka, isagoo ku eedeeyay iney dhacday hantidii dalka guryo badanna ka dhisatay.

Saadaq Cabdullaahi Cabdi oo ah Xildhaan katirsa Dowladda Fedaraalka, ayaa weerar afka ah ku qaaday gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Fedaraalka, isagoo ku eedeeyay iney dhisatay hanti badan oo ay lahaayeen shacabka Soomaaliyeed.

Wuxuu sheegay iney guryo badan oo ku yaalla Xamar ka dhisatay hantidaasi, iyadoo markii hore ka timid Mareykanka, dalkana joogta muddo yar.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.