Sunday, July 20, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Caananuug oo Weerar Afka ah ku Qaaday Madaxda Ugu Sarreysa Dowladda...

Xildhibaan Caananuug oo Weerar Afka ah ku Qaaday Madaxda Ugu Sarreysa Dowladda Fedaraalka.

Maxamad Cali Cumar Caananuug oo ah Xildhibaan katirsan xukuumadda Villa Soomaaliya, ayaa sheegay in madaxda ugu sarreysa Dowladda Fedaraalka sida: Xasan Sheekh iyo Xamse Cabdi Barre ay ku shaqeeyaan dhaqan maafiyonimo.

Wuxuu kaloo sheegay in Baarlamaanka uu kamid yahay noqday mid cuuryaan ah, isagoo tilmaamay in gudoonkiisu laaluush ka qaato madaxweynaha Dowladda Fedaraalka.

Halkaan ka Degso Codka Xildhibaanka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.