Tuesday, July 8, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Dowladda Fedaraalka ku Eedeeyay Ineysan ka Hadlin Askartii Looga Laayay Xero...

Xildhibaan Dowladda Fedaraalka ku Eedeeyay Ineysan ka Hadlin Askartii Looga Laayay Xero Damaanyo.

Xildhibaan Saadaq oo kamid ah Xildhibaannada Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu sheegay, in Dowladda Fedaraalka ay illaa iyo hadda wax jawaab ah ka bixin la’dahay, qaraxii lala beegsaday ciidamadii ay qoraneysay ee lagu weeraray Xerada Damaanyo ee ku taalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Xildhibaanka ayaa tilmaamay in Dowladda Fedaraalka xittaa aysan ka tacsiyeyn askarta lagaga laayay qaraxaas, isagoo geesta kale xusay in xukuumadda uu hogaamiyo Xasan Sheekh ay ka dhimatay dhanka cadaaladda.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.