Monday, May 19, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Firimbi oo Sheegay in Boqallaal Ciidamo ah aan Nolol iyo Geeri...

Xildhibaan Firimbi oo Sheegay in Boqallaal Ciidamo ah aan Nolol iyo Geeri Toona Lagu Heynin.

Xildhibaan Xasan Maxamed oo loo yaqaan xildhibaan Firimbi, ayaa sheegay in boqolaal kamid ah ciidanka Dowladda Fedaraalka aan nolol iyo geeri lagu hayn.

Wuxuu kaloo ka hadlay fashilka sedax sano kadib haysta Xasan Sheekh, Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka iyo meelihii ugu dambeeyay ee lagala wareegay Dowladda Fedaraalka, oo ay askartoodu kusoo jabeen.

Xidhibaan Firimbi ayaa sheegay in taliyaashii ciidanka Dowladda Fedaraalka ay hor istaagi la’yihiin askarta ay xukumaan, iyagoo ka baqaya in la dilo. Wuxuu dhanka kale xusay, in boqolaal askari oo kamid ah ciidankooda aan nolol iyo geeri toona lagu haynin.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.