Monday, June 30, 2025
HomeUncategorizedXildhibaan Hore oo Qiray in Ciidamada Dowladda Fedaraalka ay Shacab ka Qafaasheen...

Xildhibaan Hore oo Qiray in Ciidamada Dowladda Fedaraalka ay Shacab ka Qafaasheen Sh-hoose.

Maxamed Cumar Dalxa oo ah xildhibaan hore ayaa waxa uu xaqiijiyay, in ciidamada Dowladda Fedaraalka ay dhibaatooyin kala duwan kala dawaan deegaanno katirsan gobalka Sh-hoose.

Waxa uu tilmaamay in dad badan oo shacab ah ay askartu ka qafaasheen deegaanno dhaca duleedka degmada Afgooye ee gobalka Sh-hoose.

Dadkaas ayuu sheegay in la geeyay xarumo ku yaalla magaalada Muqdisho, waxaana markii lasoo qabanayay uu xusay iney ahaayeen dad ku jiray howl-maalmeedkooda.

Halkaan ka Degso Warka Dalxa

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.