Idiriis Cabdi Dhakhtar oo horey uga soo mid noqday baarlamaanka Dowladda Federaalka, ayaa ka marqaati kacay in dowladaha Soomaaliya soo maray tan iyo xornimadii, aaney ku dhaqmin Shareecada Islaamka.
Wuxuu sheegay in xalka uu ku jiro in dalka laga hirgeliyo dowlad Islaami ah, oo dastuurkeedu yahay Kitaabka Quraanka kariimka.