Wednesday, April 16, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Hore oo Xasan Sheekh ku Eedeeyay Dagaal uu Kula Jiro Maamullada...

Xildhibaan Hore oo Xasan Sheekh ku Eedeeyay Dagaal uu Kula Jiro Maamullada & Boobka Hantida Dadka.

Bood Cabdulle Magan oo ah Xildhibaan hore oo katirsanaa Dowladda Fedaraalka, ayaa isagoo ka hadlayay shirkii uu dhawaan ku baaqay Xasan Sheekh sheegay inuusan aheyn mid qabsoomi kara.

Waxa uu Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ku eedeeyay inuu kala geeyay colaadna la xirtay maamul gobaleedyada, shirkii uu dhawaan ku baaqayna uusan qabsoomi doonin.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Xasan Sheekh uu boob iyo bililiqo ku wado hantida dadka, islamarkaana uu iibsadau dhulalkii danta guud, loona baahan yahay in laga hortago arrintaas.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka Hore

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.