Monday, April 28, 2025
HomeAll NewsXildhibaan ka Qeylo Dhaamiyay Awoodda Al-Shabaab & Guuldarada Dowladda Fedaraalka.

Xildhibaan ka Qeylo Dhaamiyay Awoodda Al-Shabaab & Guuldarada Dowladda Fedaraalka.

Cabdiraxmaan Gureey oo ah Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa ka hadlay dagaalka ka socda dalka ee udhaxeeya Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo Dowladda Fedaraalka.

Wuxuu sheegay in awoodda Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay maalib maalinta ka dambeysa sii bulaaleyso, halka dhinaca kale uu qiray in Dowladda Fedaraalka uu ku socdo hoos udhac aad uwayn, islamarkaana ay lumineyso degaano iyo degmooyin hor leh.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.