Wednesday, July 16, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Baafinaya Xasan Sheekh.

Xildhibaan Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Baafinaya Xasan Sheekh.[DHAGEYSO]

Daahir Amiin Jeesow oo ah Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay in Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka la baafinayo oo aan la ogeyn meel uu jiro.

Masaafo 30 illaa iyo 40 KM ujirta, ayuu sheegay iney Muqdisho oo ay ku sugan yihiin ujoogto Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, wuxuuna Xasan ku dhaliilay, in iyadoo xaaladaasi ay haysato hadane aan la ogeyn halka uu jaan iyo cirib dhigay.

Wasiirada Dowladda Fedaraalka oo uu xusay iney yihiin kuwa dhawaad 100 ruux, ayuu sheegay iney isaga maqan yihiin dalxiis dhanka dibadd ah, wuxuuna intaasi ku daray iney ku jiraan maalintii ugu adkeyd.

Halkaan ka Degso Warka Jeesow

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.