Friday, June 6, 2025
HomeUncategorizedXildhibaan Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Xabsi Guri ku ah Dalka Hindiya.

Xildhibaan Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Xabsi Guri ku ah Dalka Hindiya.

Xildhibaankaan oo lagu magacaabo Yoonis Maxamed ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, inuu muddo maalmo ah uu xabsi guri ku yahay dalka Hindiya.

Waxa uu sheegay in isbitaallada hindiya lagu dhibay dadka Soomaaliyeed, islamarkaana uu hayo xogo badan oo uu goor dambe shaacin doono.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.