Thursday, May 1, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Katirsan Maamulka Hirshabeelle oo Eedeymo Culus u Jeediyay Cali Guudlaawe.

Xildhibaan Katirsan Maamulka Hirshabeelle oo Eedeymo Culus u Jeediyay Cali Guudlaawe.

Maamulka la baxay Hirshabeelle ayaa waxa uu markle soo saaray, warqad uu ku sheegayo in shaqo joojin lagu sameeyay xubno ay xildhibaanno kamid yihiin kuwaas oo laga jartay mushaarka lagana joojiyay ka qeyb galka fadhiyada maamulkaas.

Xildhibaan Axmed Saney Maxamed oo kamid ah xubnaha shaqa joojinta lagu sameeyay ayaa sheegay, in horayba aysan jirin fadhiyo uu qabto Baarlamaanka maamulkaan, kaliyana waqrqadaha ay soo saarayaan ay yihiin kuwa boorka looga jafayo Printerrada xafiisyada uyaalla maamulkaas.

Waxa uu sidoo kale sheegay, in Cali Guudlaawe uu maamulka ka dhigay mid fadhiis ah kuna fashilmay dagaalka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, magaalada Jowharna ay noqotay mid go’doonsan oo ay ku hareereysan yihiin Mujaahidiinta.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.