Yuusuf Talfiyoow oo kamid ah xildhibaannada Dowladda Kenya ee dhulka NFD oo muddo bilo ah la weysnaa, ayaa waxa uu markii ugu horreysay ka warbixyay afduub loo geystay.
Waxa uu tilmaamay in masuuliyiin katirsan ismaamulka Wajeer ee dhulka NFD kuna hoos jira gumeysiga Kenya ay ka dambeeyeen afduubka loo geystay, kuwaas oo xiritaankiisa kahor soo wacay.