Maxamed Axmed Amiir oo ah Gudoomiyaha gobolka Banaadir ugu magacaaban Dowladda Fedaraalka, ayaa booqday mid kamid isbitaallada ku yaalla magaalada Muqdisho oo ay yaallaan dhaawacyada askarta Dowladda Fedaraalka.
Gudoomiyaha ayaa tilmaamay inuu jeclaan lahaa in lasoo afjaro dagaalka, qarashka uga baxan ay meelo kale gelin lahaayeen sida uu hadalkiisa udhigay.
Wuxuu aad uga damqaday ciidanka katirsan Dowaldda Fedaraalka oo ku dayacan isbitaallada, taasi ayaana la dhihikaraa way ka keentay inuu jecleysto soo afjaridda dagaalka, maadaama maalinba maalinta ka dambeysa khasaaruhu kusii badanayo, qarashna aanu ubaaqan.
Halkaan ka Degso Warka Gudoomiyaha