Cabdiraxmaan Gureey oo ah Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Dowladda Fedaraalka, ayaa sheegay inuu wax lala yaabo yahay jabkii ciidankooda kasoo gaaray dagaalkii ka dhacay degmada Aadan Yabaal.
Wuxuu intaasi ku daray in sababta ciidankoodu ugu jabaan dagaallada tahay muraal ay ku dagaallamaan oo aysan haynin ama macnawiyaadka oo ay ka dhinteen.
Dhanka kale, Dowladda Fedaraalka ee uu katirsan yahay ayuu qiray ineysan awood uhaynin dagaalka dhanka ah Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.