Sunday, July 6, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Sheegay in Shirkii Xasan Sheekh iyo Mucaaradka Uusan soo Kordhin Wax...

Xildhibaan Sheegay in Shirkii Xasan Sheekh iyo Mucaaradka Uusan soo Kordhin Wax Natiijo ah.

Xildhibaan katirsan maamulka la baxay Jubbaland ayaa shirkii Xasan Sheekh Mucaaradka kula yeeshay Muqdisho ku tilmaamay mid aan wax natiijo ah soo kordhin.

Ismaaciil Cabdi Keerow oo ah Xildhibaan katirsan maamulka la baxay Jubbaland ayaa shirkii Xasan Sheekh mucaaradka kula yeeshay xarunta Villa Soomaaliya ku tilmaamay mid wax natiijo ah soo kordhin.

Wuxuu sheegay in madaxweynaha Dowladda Fedaraalka uu xubnaha mucaaradka ushiriyay si uu igu sawir waxa loo yaqaan ula galo, dhanka kalena uu hawlihiisa la xiriira doorashooyinka dhinaca kale ka watay.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.