Sunday, May 25, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Sheegay in Soomaaliya ay Halis Ugu Jirto Wadadii Afghaanistaan oo Kale.

Xildhibaan Sheegay in Soomaaliya ay Halis Ugu Jirto Wadadii Afghaanistaan oo Kale.

Xildhibaan Yuusuf Gamaadiid oo kamid ah Baarlamaanka Dowladda Fedaraalka ayaa waxa muujiyay, halis weyn oo uu sheegay iney wajaheyso Dowladda Fedaraalka ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh.

Waxa uu tilmaamay in waxa loogu yeero Beesha Caalamka ay quus ka taagan yihiin la shaqeynta Dowladda Fedaraalka, ayna isku khilaafsan yihiin xaaladaha amni ee dalka ka jira iyo in Xasan uu noqday kaligii talis.

Xildhibaan Gamaadiid ayaa sidoo kale xusay iney umuuqato halis weyn oo ay wajaheyso Dowladda Fedaraalka, taas oo ah in Xasan Sheekh uusan dhameysan doonin mudada uhartay, dalkana ay ka dhacaan wax lamid ah wixii ka dhacay Afghaanistaaan oo kale.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.