Cabdinuur Cali oo ah Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay inuu raadsanayo Taliyaha Booliska gobolka Banaadir ninka lagu magacaabo Mahadi Cumar Muumin.
Wuxuu xildhibaanku ku eedeeyay taliyahan inuu shacabka Muqdisho ka barakicinayo guryahooda islamarkaana uu bahdilayo taliyaasha ciidanka Millateriga Dowladda Fedaraalka.