Saturday, June 7, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Yaasiin Farey oo Lagu Eedeeyay inuu Hanti ka Dhacay Dad Shacab...

Xildhibaan Yaasiin Farey oo Lagu Eedeeyay inuu Hanti ka Dhacay Dad Shacab ah.

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maalinba maalinta xigta sii laba laxaadsanaya dhulboob ay shirkada ku yihiin Dowladda Fedaraalka iyo xubno ganacsato ah, kaasoo ay la kulmayaan dadka shacabka ah.

Xildhibaan Yaasiin Fareey kamid ah Dowladda Fedaraalka, ayaa qoysas laga barakciyay guryahooda laga burburiyay oo ku nool Xamar waxay ku eedeeyeen inuu kacay lacag tobnaan kun oo Doollar ah, taasoo uu qoys waliba uu ka qaaday $30,000 oo Dollar [sodon kun oo Doollar.]

Waxay xuseen inuu lacagtan xildhibaanku uga qaatay inuu inuu dhulalkooda dib ugu soo celin doono, balse kadib uu taleefanka ka degansaday, haatanna dhulkooda ay dhisanayaan dad ganacsato ah, iyagana qoryo afka laga soo gelinayo haddii ay ka agdhawaadaan.

Waxay sheegeen iney halkaasi degnaayeen muddo 40 sano ah, kana kooban yihiin 60 qoys.

Halkaan ka Degso Warka Eedeynta Xildhibaanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.