Saturday, April 26, 2025
HomeAll NewsXildhibaanno Dowladda Fedaraalka ku Eedeeyay Iney Colaado ka Hurineyso Gobalka Gedo.

Xildhibaanno Dowladda Fedaraalka ku Eedeeyay Iney Colaado ka Hurineyso Gobalka Gedo.

Xildhibaanno katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa dowladda ay ka tirsan yihiin ku eedeeyay iney colaado ka hurineyso gobalka Gedo.

Qaaar kamid ah Xilibaanada Baarlamaanka Dowladda Fedaraalka ayaa dawlada uu hugamiyo Xasan Sheekh ku edeeyay ,in ay hurineyso colaaadaha ka aloolsan gobolka Gado, gaar ahaan Magaalda Balad-xaawo.

Kulan ay xilibanadaani ku yeesheen magaalada Muqdisho ayey kusoo sareen war-saxaafadeed ay ku sheegeyaan, in Dowladda Fedaraalka ay duulaan cad ku tahay Gobolka Gado.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaannada

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.