Wednesday, April 9, 2025
HomeAll NewsXillibaan ku Eedeeyay Dowladda Federaalka Iney Hurineyso Dagaallada Qabaa'ilka.

Xillibaan ku Eedeeyay Dowladda Federaalka Iney Hurineyso Dagaallada Qabaa’ilka.

Xillibaan Maxamed Cali Cumar Caano-nuug oo kamid ah baarlamaanka Dowladda Federaalka, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay shaqadeeda kusoo uruurtay iney isku dirto qabaa’ilka Soomaaliyeed.

Ninkan oo kamid ah xillibaannada taageersan Axmed Madoobe hogaamiyaha maamulka labaxay Jubbaland, ayaa sheegay iney iska difaaci doonaan ciidankii Dowladda Federaalku geysay deegaanka Raas-kambooni.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.