Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsXillibaanno iyo Siyaasiyiin Weerar Afka ah ku Qaaday Xasan Sheekh. .

Xillibaanno iyo Siyaasiyiin Weerar Afka ah ku Qaaday Xasan Sheekh. [Dhagayso].

Xildhibaanno katirsan Dowladda Fedaraalka iyo siyaasiyiin mucaarad ah oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa eedeymo culus u jeediyay Xasan Sheekh.

Maalintii shalay waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay, madaxda mucaaradka Dowladda Fedaraalka iyo xildhibaanno dhawaan lagu weeraray isla Muqdisho.

Waxaa xildhibaannadaas kamid ah Daahir Amiin Jeesow, kaas oo sheegay in ay doonayaan riditaanka Xasan Sheekh, isagoo soo hadal qaaday weerarkii lagu qaaday hotel uu isaga ku sugnaa.

Xildhibaan Gama’diid oo isana kamid ah mucaaradka Dowladda Fedaraalka kana mid ahaa siyaasiyiinta shiray ayaa waxa uu sheegay, in Xasan Sheekh uu ku fashilmay hogaaminta Dowladda Fedaraalka, uuna hormuud u yahay kala geynta Soomaalida.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.