Tuesday, June 24, 2025
HomeAll NewsXoogsato ay Dowladda Fedaraalka ku Qasabtay Doorashada oo Kasoo Horjeestay Arrinkaas.

Xoogsato ay Dowladda Fedaraalka ku Qasabtay Doorashada oo Kasoo Horjeestay Arrinkaas.

Wali waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya afduubta tooska ah ee ay wado Dowladda Fedaraalka, kaas oo beegsanaya qof waliba oo ku nool caasimadda.

Muuqaal saacadihii lasoo dhaafay qabsaday baraha bulshada ayaa muujinaya, dad xoogsato ah oo loo qeybiyay kaararka doorashada.

Xoogsatada ayaa waxa ay sheegeen in si qasab ah loogu qeybiyay kaararka, arrinkaasna ay kasoo horjeedaan.

Halkaan ka Degso Warka Xoogsatada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.