Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsXoola Dhaqatada Shabeellaha Hoose oo Ka Cabanaya Dhac Lagu Hayo Xoolahooda.

Xoola Dhaqatada Shabeellaha Hoose oo Ka Cabanaya Dhac Lagu Hayo Xoolahooda.


Xoola dhaqatada ku sugan deegaannada ay ku suganyihiin ciidamada Dowladda Federaalka ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa ka cabanaya xatooyo ba’an oo lagu hayo xoolahooda.

Waxay sheegeen in kooxo isku xiran ay ka dillaaceen deegaannadooda, kuwaasoo xoolaha xadaya, islamarkaana gowracaya, sidaasina ku iibsanaya.

Meelaha ay arimahani ka jiran waxaa kamid ah deegaannada hoosyimaada Afgooye sida Sabiid oo ay ku suganyihiin ciidamada Dowladda Federaalka.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.