Sunday, July 20, 2025
HomeAll NewsXoolo Badan oo ku Dhintay Abaarta ka Jirta Woqooyiga Soomaaliya.

Xoolo Badan oo ku Dhintay Abaarta ka Jirta Woqooyiga Soomaaliya.[DHAGEYSO]

Wali waxaa degmooyin iyo deegaanno katirsan woqooyiga Soomaaliya ka taagan, abaar xooggan oo saameyn adag ku yeelatay dadka iyo duunyada.

Xoolo badan ayaa lasoo warinayaa iney ku le’deen abaarta ka jirta deegaannada ku yaalla goballada woqooyi ee Soomaaliya, si gaar ah kuwa dhaca xeebta ee uu ugu horreeyo gobalka Awdal.

Qaar kamid ah dadka ay saameysay abaarta ayaa waxa ay ka warbixiyeen xaaladooda, iyagoo sheegay in iminka ay halisku qarka usaaran tahay iney dadku biyo la’aan udhintaan.

Halkaan ka Degso Warka Abaarta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.