Axmed Ugaas oo ah Xildhibaan katirsan maamulka la baxay Jubbaland, ayaa eedeeymo culus ujeediyay madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh Maxamuud.
Wuxuu sheegay inuu burburiyay ciidankooda, dhexdoodana isku diray, isagoo dhanka kale xusay iney is khilaafsan yihiin wax usoo kordhayna jirin.
Wuxuu dhanka kale qeexay in Xasan hadalladiisu iska hor imaanayaan, oo uu mar leeyahay shisheeyaha waan isku filanahay mar kalena leeyahay waan idiin baahanahay.