Maamulka magaalada Gursum ee hoostaga kan dowladda Itoobiya ka dhisatay dhulka Soomaali-Galbeed, ayaa magaaladaasi kawada musuqmaasuq xargaha goostay.
Xubnaha maamulka degmadan ayaa caadeystay iney markasta musuqmaasuqaan lacagaha ka maamul ahaan loosiiyo, iyagoo waxayna haatan mareysaa iney iibsadaan qalab caafimaad oo loo siiyay, kadib markii ay lacagihii gacanta soo mariyeen.